News By Musa Musa

bad
AKHRI: Ciidanka Itoobiya oo Arin Fool Xun ka geystay Gobolka Bakool
Wararka ka imaanaya Deegaanka Buur-Dhuxulle ee Gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in lagu xiray halkaas 7 Ruux oo ahaa Wadayaal darawalo ka ah Gawaari Xamuul ah iyo Gaadiidkoodiiba,waxaana ay u xiran ...
270aeb4c-4e9b-486a-b156-41e4ed248ccb
700 Haween Ah oo la sheegay inay Argagaxisada Qoriga uqaadeen
Warbixin Cusub oo soo baxday maanta oo Sabti ah ayaa sheegeysa in Kooxaha Argagaxisada Maleeshiyaadka Cusub ay qoranayaan ay sii kordheen. Kooxda isku magacowday Dawlada Islaamiga Ee Daacish la yiraahdo ayaa ...
AMISOM-troops-in-Somalia
XOG: Yaa Wada in AMISOM la geenayo Magaalada Gaalkacyo??
Sida ay heshay ilo wareed lagu Kalsoon yahay Wakaalada Wararka Warqaad.com oo ku Aadan Magaalada Gaalkacyo ayaa la sheegay in la damacsan yahay in Ciidan la geeyo Halkaasi. Qorshe la doonayo ...
Gaas-iyo-Guuleed11
Maxaa maanta ka cusub Gaalkacyo?+Gaas & Guuleed oo wada Qorshe…
Xaalada Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxey tahay mid deggan kadib Xiisad dagaal oo Saacadihii lasoo dhaafay halkaasi ka jireen. Waxa socda qorshihii lagu dhameenayey Dagaalka keenay inay Puntland ...
Al-Shabaab-toogasho
AL SHABAAB oo si yaab leh u dilay Nin Sixiroole ay ku sheegeen…
Kooxda Al Shabaab ayaa dilay nin ay ku sheegeen in uu ahaa Sixiroole, muddo 15 sano ahna uu ku shaqeysanaayay Sixirkaasi, sida uu sheegay Qaadiga Maxkamada Gobolka Hiiraan ee Maleeshiyaadka ...
ccrq
XOG: R/W CCC oo ka dhabeynaya balanqaadkiisii & Gaas iyo Guuleed oo…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa ka dhabeynaya balanqaad uu dhawaan ka sheegay magaalada Gaalkacyo oo ahaa inuusan magaalada ka laaban doonin ilaa xal buuxa laga gaaro xiisadaha colaadeed ee ka taagan ...
mucj1
Sawirro: Mucjiso ka yaabisay bani’aadamka oo la arkay
Dhacdadaani ayaa soo jiidatay indhaha Caalamka kadib markii Carruurtaani wada dhashay ay nasiib u yeesheen in xubinta ugu haboon jirkooda ay ku yeeshaan banaanka sare. Waxa ay qeyb ka tahay mucjisooyinka ...
amin
ARAG Sawir yaab leh oo lagu kashifay Faa’idada AMISOM iyo AL-SHABABAAB ee Dagaalka Gaalkacyo
shabakadani waxay halkan idin kugu soo gudbineysaa Sawir Gacmeed Cajiib ah oo lagu kashifay Faa’idada Dagaalka Gaalkacyo ugu jirta Al-shabaab iyo AMISOM.
Ciidamada-Itoobiya
Xog Cusub: Ethiopia oo ciidamo geneysa Magaalada Gaalkacyo
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Madaxtooyada Villa Somalia waxa socda dadaal ay beesha caalamka ku dooneyso in ciidamo ka socda AMISOM oo ilaa 400 askari ah loo diro magaalada ...
gaalkacyo1
Top News: Beesha Caalamka oo Hanjabaad kasoo saartay Arinta G/kacyo
Bayaan ay si wada jir ah u soo saareen xafiisyada ay Soomaaliya ku leeyihiin Q,M, Midawga Africa, urur goboleedka IGAD midawga Yurub iyo wadamo kale oo Soomaaliya taageera ayaa waxay ...

Next Page »
' Javaterm1.pw